Tirintii 21:7 ~ 民 數 記 21:7

picture

M arkaasay dadkii Muuse u yimaadeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Annagu waannu dembaabnay, maxaa yeelay, waxaannu ku hadalnay wax ka gees ah Rabbiga iyo adiga, haddaba Rabbiga noo bari inuu abeesooyinka naga fogeeyo. Markaasaa Muuse dadkii u baryay Rabbiga.


百 姓 到 摩 西 那 裡 , 說 : 我 們 怨 讟 耶 和 華 和 你 , 有 罪 了 。 求 你 禱 告 耶 和 華 , 叫 這 些 蛇 離 開 我 們 。 於 是 摩 西 為 百 姓 禱 告 。

Continue reading Report error