Tirintii 21:3 ~ Числа 21:3

picture

O o Rabbigu wuu dhegaystay codkii reer binu Israa'iil, oo gacantooda buu soo geliyey reer Kancaan, oo iyana iyagii iyo magaalooyinkoodiiba way wada baabbi'iyeen, oo meeshaas magaceediina waxaa loo bixiyey Xormaah. Maskii Naxaasta Ahaa


Господь услышал мольбу израильтян и отдал им во власть хананеев. Они полностью уничтожили их с их городами. Так это место было названо Хорма. Медный змей

Continue reading Report error