M arkaasaa Muuse Haaruun ka bixiyey dharkiisii, oo wuxuu u geliyey wiilkiisii Elecaasaar, markaasaa Haaruun ku dhintay halkaas oo ahaa buurtii dhaladeeda; kolkaasay Muuse iyo Elecaasaar buurtii ka soo degeen.
І зняв Мойсей з Аарона шати його, і зодягнув у них сина його Елеазара, і Аарон помер там на верхів'ї гори. І зійшов Мойсей та Елеазар із гори.
Continue reading Report error