M arkaasaa reer binu Israa'iil waxay ku yidhaahdeen, Annagu waddada weyn baannu iska maraynaa, oo annaga iyo lo'dayaduba haddaannu biyo kaa cabno qiimahooda waannu ku siinaynaa, haddaba annagoo aan innaba wax kale samayn aan dalkaaga cagaha ku dhex marno.
So the children of Israel said to him, “We will go by the Highway, and if I or my livestock drink any of your water, then I will pay for it; let me only pass through on foot, nothing more. ”
Continue reading Report error