W aan ku baryayaaye, na daa aan dalkaaga dhex marnee. Kaa dhex mari mayno berrin ama beercanab, oo ceelasha biyahoodana ka cabbi mayno. Waxaannu iska maraynaa boqorka waddadiisa oo ugu leexan mayno xagga midigta ama xagga bidixda jeeraannu soohdintaada ka baxno.
Please let us pass through your land. We will not pass through field or through vineyard; we will not even drink water from a well. We will go along the king’s highway, not turning to the right or left, until we pass through your territory.’”
Continue reading Report error