O o markaannu Rabbiga u qayshannay, codkayagii wuu maqlay, oo wuxuu noo soo diray malaa'ig, oo Masarna wuu naga soo bixiyey, oo haddana waxaannu joognaa Qaadeesh oo ah magaalo ku taal soohdintaada darafkeeda.
لَكِنَّنا صَرَخنا إلَى اللهِ طالِبِينَ عَونَهُ، وَقَدِ اسْتَجابَ وَأرسَلَ مَلاكاً أخرَجَنا مِنْ مِصرَ. إنَّنا فِي قادِشَ، المَدِينَةِ الَّتِي عَلَى حُدُودِ أرْضِكَ.
Continue reading Report error