K olkaasaa Muuse gacanta kor u qaaday, oo dhagaxii ayuu ushiisii laba jeer ku dhuftay; oo waxaa ka soo baxay biyo aad u badan, oo shirkii iyo lo'doodiiba way wada cabbeen.
Apoi Moise a ridicat mîna, şi a lovit stînca de două ori cu toiagul. Şi a ieşit apă din belşug, aşa în cît a băut şi adunarea, şi au băut şi vitele.
Continue reading Report error