Tirintii 19:21 ~ Числа 19:21

picture

K aasu wuxuu iyaga u ahaanayaa qaynuun weligiis jira, oo kii rusheeyo biyaha nijaasta daahiriyana waa inuu dharkiisa maydhaa, oo kii biyaha nijaasta daahiriya taabtaana nijaas buu ahaan doonaa tan iyo fiidkii.


І буде це для них на вічну постанову, а той, хто кропить очищальну воду, випере одежу свою, а хто доторкається до очищальної води, буде нечистий аж до вечора.

Continue reading Report error