L aakiinse dibigii curad ah, iyo curadka idaha, iyo curadka riyaha midnaba yaan la madax furin, iyagu waa quduus; haddaba dhiiggooda waa inaad meesha allabariga ku rushaysaa, oo baruurtoodana waa inaad u gubtaa qurbaan dab lagu gubo oo Rabbiga caraf udgoon u ah.
But do not free the first-born of a bull or sheep or goat. For they are holy. You will put their blood on the altar and burn their fat as a gift by fire, a pleasing smell to the Lord.
Continue reading Report error