O o wax kasta oo maxal furo oo Rabbiga loo bixiyo, dad iyo duunyoba, waa inay kuwaaga ahaadaan, habase yeeshee dadka curadkiisa kolleyba waa inaad madax furtaa, oo xoolaha aan daahirka ahayn curadyadoodana waa inaad madax furtaa.
Every first issue of the womb of all flesh, whether man or animal, which they offer to the Lord, shall be yours; nevertheless the firstborn of man you shall surely redeem, and the firstborn of unclean animals you shall redeem.
Continue reading Report error