Tirintii 18:11 ~ Числа 18:11

picture

O o adigaa iska leh qurbaanka sare loo qaado oo hadiyaddooda ah, oo ah qurbaannada la ruxruxo ee reer binu Israa'iil oo dhan. Kuwaas adiga iyo wiilashaada iyo gabdhahaaga kula jooga ayaan u siiyey qayb joogto ah weligeed. Oo mid kasta oo daahir ah oo gurigaaga joogaaba wax ha ka cuno.


Вот что еще принадлежит тебе: все жертвы потрясания, которые израильтяне приносят в дар. Я даю это тебе и твоим сыновьям и дочерям как постоянную долю. Всякий в твоем доме, кто чист, может это есть.

Continue reading Report error