O o sida waxyaalaha aad u quduuska ah waa inaad u cuntaa, oo mid kasta oo lab ahu wax ha ka cuno. Taasu waa inay quduus kuu ahaataa.
As most holy shalt thou eat it: every male shall eat it; it shall be holy unto thee.