Tirintii 16:3 ~ Числа 16:3

picture

O o iyana way wada urureen oo gees ka noqdeen Muuse iyo Haaruun, oo waxay iyagii ku yidhaahdeen, Idinku filan, maxaa yeelay, shirka oo dhan qof kastaaba waa quduus, oo Rabbiguna waa dhex joogaa iyaga. Haddaba maxaad Rabbiga ururkiisa isaga sara marisaan?


И така, събраха се против Моисей и против Аарон и им казаха: Стига ви толкова! Цялото общество е свято, всеки един от тях, и Господ е сред тях. А защо възвисявате себе си над Господнето общество?

Continue reading Report error