Tirintii 16:27 ~ Числа 16:27

picture

H addaba waxay ka kaceen dhinac kasta ee taambuugyadii Qorax iyo Daataan iyo Abiiraam. Markaasay Daataan iyo Abiiraam soo bexeen, oo waxay istaageen iridda teendhooyinkoodii, iyaga iyo naagahoodii, iyo wiilashoodii, iyo dhallaankoodiiba.


И така, те навред отстъпиха от жилищата на Корей, Датан и Авирон; а Датан и Авирон излязоха и застанаха при входовете на шатрите с жените си и малките си деца.

Continue reading Report error