Tirintii 15:3 ~ Числа 15:3

picture

h addaad doonaysaan inaad Rabbiga qurbaan dab ugu bixisaan, kaasoo ah qurbaan la gubo, amase allabari aad nidar ku samaynaysaan, amase qurbaan aad ikhtiyaar ku bixisaan, amase iidihiinna joogtada ah inaad caraf udgoon Rabbiga uga bixisaan lo'da ama idaha,


и когда вы будете приносить Господу огненные жертвы из крупного или мелкого скота для благоухания, приятного Господу: всесожжения, жертвы по обету или добровольные и праздничные приношения,

Continue reading Report error