Tirintii 15:25 ~ 民 數 記 15:25

picture

O o shirka reer binu Israa'iil oo dhan waa in wadaadku u kafaaro gudaa, oo markaas iyaga waa la cafiyayaa, maxaa yeelay, waxay ahayd qalad kama' loo sameeyey, oo iyana waxay qaladkoodii u keeneen qurbaankoodii kaas oo ahaa qurbaan dab loogu sameeyey Rabbiga, iyo qurbaankii dembigooda Rabbiga hortiisa loogu bixiyey.


祭 司 要 為 以 色 列 全 會 眾 贖 罪 , 他 們 就 必 蒙 赦 免 , 因 為 這 是 錯 誤 。 他 們 又 因 自 己 的 錯 誤 , 把 供 物 , 就 是 向 耶 和 華 獻 的 火 祭 和 贖 罪 祭 , 一 並 奉 到 耶 和 華 面 前 。

Continue reading Report error