Tirintii 15:24 ~ Числа 15:24

picture

m arkaas haddii qaladkii kama' loo sameeyey iyadoo aan shirku ogayn, shirka oo dhammu waa inay qurbaan la gubo aawadiis dibi yar Rabbiga ugu bixiyaan caraf udgoon, isaga iyo qurbaankiisii hadhuudhka, iyo qurbaankiisii cabniinka, iyo orgi ah qurbaanka dembiga, oo ha loo bixiyo sida qaynuunku leeyahay.


то, ако е сторено от незнание, без да знае обществото - цялото общество нека принесе един юнец за всеизгаряне за благоухание Господу, заедно с хлебния му принос и с възлиянието му, според наредбата, и един козел в принос за грях.

Continue reading Report error