Tirintii 15:14 ~ Числа 15:14

picture

O o haddii shisheeye idinla deggan yahay ama mid kasta oo idin dhex jooga qarniyadiinna oo dhan, hadduu doonayo inuu qurbaan dab lagu sameeyo Rabbiga ugu bixiyo caraf udgoon, sidaad idinku yeeshaan isna waa inuu yeelaa.


Если чужеземец или кто-либо еще, кто будет жить среди вас, захочет принести огненную жертву, благоухание, приятное Господу, пусть делает, как вы.

Continue reading Report error