Tirintii 14:9 ~ 民 數 記 14:9

picture

L aakiinse Rabbiga ha ku caasiyoobina, oo ha ka cabsanina dadka dalka deggan, waayo, waxay inoo yihiin sida kibis oo kale. Daafacoodii korkooda waa laga qaaday, oo Rabbigu innaguu inala jiraaye; iyaga ha ka cabsanina.


但 你 們 不 可 背 叛 耶 和 華 , 也 不 要 怕 那 地 的 居 民 ; 因 為 他 們 是 我 們 的 食 物 , 並 且 蔭 庇 他 們 的 已 經 離 開 他 們 。 有 耶 和 華 與 我 們 同 在 , 不 要 怕 他 們 !

Continue reading Report error