Tirintii 14:18 ~ Числа 14:18

picture

R abbigu cadho waa u gaabiyaa, oo waa naxariis badan yahay, oo xumaanta iyo xadgudubka wuu dhaafaa, oo sinaba uma caddeeyo in kan dembiga galay aanu eed lahayn, oo xumaantii awowayaashana wuxuu gaadhsiiyaa carruurtooda tan iyo farcanka saddexaad iyo kan afraad.


Господь довготерпеливий, і багатомилостивий, Він прощає провину та переступ, і не очистить винного, а карає провину батьків на третіх і на четвертих поколіннях.

Continue reading Report error