Tirintii 11:31 ~ 民 數 記 11:31

picture

M arkaasaa dabayl Rabbiga ka timid, oo waxay badda ka keentay digaagduur, oo xerada hareeraheedii ayay ku soo daadisay intii maalin socodkeed ah oo dhankan ah iyo intii maalin socodkeed ah oo dhanka kale ah oo xerada ku wareegsan, oo dalka korkiisana waxay u jireen intii laba dhudhun ah.


有 風 從 耶 和 華 那 裡 颳 起 , 把 鵪 鶉 由 海 面 颳 來 , 飛 散 在 營 邊 和 營 的 四 圍 ; 這 邊 約 有 一 天 的 路 程 , 那 邊 約 有 一 天 的 路 程 , 離 地 面 約 有 二 肘 。

Continue reading Report error