Tirintii 11:26 ~ Числа 11:26

picture

L aakiinse laba nin baa xeradii ku dhex hadhay. Mid magiciisa waxaa la odhan jiray Eldaad, kan kalena magiciisa waxaa la odhan jiray Meedaad, oo iyagana ruuxii baa ku soo degay, oo waxay ka mid ahaayeen kuwii la qoray, laakiinse uma ay bixin Teendhadii; oo iyagu xerada dhexdeedii ayay wax ku sii sheegeen.


Два человека, которых звали Элдад и Медад, оставались в лагере. Они были записаны между старейшинами, но не вышли к шатру. Дух почил и на них, и они пророчествовали в лагере.

Continue reading Report error