Tirintii 11:1 ~ Числа 11:1

picture

O o dadkuna waxay ahaayeen sidii kuwo gunuunac badan, oo wax shar ah ayay Rabbiga dhegihiisa maqashiiyeen. Oo markii Rabbigu maqlay ayaa cadhadiisii kululaatay, oo dabkii Rabbiguna dhexdooduu ka qaxmay, oo xerada meesheedii ugu dambaysay ayuu baabbi'iyey.


Народ сетовал перед Господом на тяготы, и, услышав их, Он разгневался. Огонь Господа загорелся среди них и стал пожирать край лагеря.

Continue reading Report error