O o markaad waddankiinna dhexdiisa dagaal ugu baxaysaan cadowgiinna idin cadaadiya waa inaad digtoonaan kaga dhawaajisaan turumbooyinka, oo markaasuu Rabbiga Ilaahiinna ahu idin xusuusan doonaa, oo cadaawayaashiinna ayaa laydinka badbaadin doonaa.
и когда пойдете на войну в земле вашей против врага, наступающего на вас, трубите тревогу трубами, --и будете воспомянуты пред Господом, Богом вашим, и спасены будете от врагов ваших;
Continue reading Report error