O o isna wuxuu isagii ku yidhi, Anigu tegi maayo, laakiinse waxaan u kacayaa dalkaygii iyo dadkaygii.
Pero Hobab le respondió: «No puedo ir. Voy a volver a mi tierra, donde está mi parentela.»