M arkaasaa Muuse wuxuu ku yidhi Xoobaab ina Recuu'eel oo reer Midyaan ahaa, oo Muuse soddog u ahaa, Annagu waxaannu u sodcaalaynaa meeshii Rabbigu yidhi, Waan idin siinayaa. Haddaba na soo raac, oo annana wanaag waannu kuu samaynaynaa, maxaa yeelay, Rabbigu wanaag ayuu ugu ballanqaaday reer binu Israa'iil.
Moise i-a zis lui Hobab, fiul midianitului Reuel, socrul lui Moise: – Pornim către locul despre care Domnul a zis: „Vi-l voi da vouă!“ Vino cu noi şi-ţi vom face bine, căci Domnul i-a promis binele lui Israel.
Continue reading Report error