Tirintii 1:52 ~ Números 1:52

picture

O o reer binu Israa'iilna markay teendhooyinkooda dhistaan, nin waluba tiisa xeradiisa ha ka dhisto, oo nin waluba calankiisa ha uga ag dhisto sida ciidammadoodu yihiin.


Los Israelitas acamparán, cada uno en su campamento, y cada uno junto a su bandera, según sus ejércitos.

Continue reading Report error