Tirintii 1:50 ~ 民 數 記 1:50

picture

l aakiinse reer Laawi waxaad u doorataa inay u taliyaan taambuugga maragga, iyo alaabtiisa oo dhan, iyo waxa uu isagu leeyahay oo dhan. Iyagu waa inay taambuugga iyo alaabtiisa oo dhan sidaan, oo ay u adeegaan, oo ay taambuugga hareerihiisa degaan.


只 要 派 利 未 人 管 法 櫃 的 帳 幕 和 其 中 的 器 具 , 並 屬 乎 帳 幕 的 ; 他 們 要 抬 帳 幕 和 其 中 的 器 具 , ( 抬 或 作 : 搬 運 ) 並 要 辦 理 帳 幕 的 事 , 在 帳 幕 的 四 圍 安 營 。

Continue reading Report error