Malaakii 4:2 ~ ﻣﻼﺥ 4:2

picture

L aakiinse kuwiinna magacayga ka cabsada waxaa idiin soo bixi doonta qorraxdii xaqnimada oo baallaheeda bogsiinta ku sidda, oo intaad baxdaan ayaad u boodboodi doontaan sida weylaha edegga ka baxa oo kale.


وَأَمَّا أَنتُمْ أَيُّهَا الخَائِفُونَ اسْمِي، فَسَتُشْرِقُ شَمْسٌ تَشِعُّ بِالبِرِّ، وَتَحمِلُ لَكُمُ الشِّفَاءِ. وَسَتَخرُجُونَ وَتَضْرِبُونَ بِأَرجُلِكُمْ كَعُجُولٍ سَمِينَةٍ.

Continue reading Report error