T an iyo wakhtigii awowayaashiin ayaad amarradaydii gees uga leexanayseen, oo ma aydaan dhawraynin iyagii. Haddaba Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Xaggayga u soo noqda, oo anna waan idiin soo noqon doonaa. Laakiinse idinku waxaad tidhaahdaan, Sidee baannu u noqonaynaa?
مُنْذُ أيّامِ آبائِكُمْ وَأنتُمْ تَضِلُّونَ عَنْ أحكامِي، وَلَمْ تَحفَظُوها. ارْجِعُوا إلَيَّ فَأرْجِعَ إلَيكُمْ، يَقُولُ اللهُ القَدِيرُ. «وَتَقُولُونَ: ‹كَيفَ نَرجِعُ؟›
Continue reading Report error