Malaakii 3:5 ~ 瑪 拉 基 書 3:5

picture

O o anigu waan idiin soo dhowaan doonaa inaan idin xukumo aawadeed, oo markhaati dheereeya baan ku noqon doonaa saaxiriinta, iyo dhillayada, iyo dhaarbeenlowyada, iyo kuwa shaqaale mushahaaradiisa ku dulma, iyo kuwa carmalka iyo agoonta dhiba, iyo kuwa qariibka gartiisa ka qalloociya, iyo kuwa aan iga cabsan, ayaa Rabbiga ciidammadu leeyahay. Rabbiga Oo La Dhacaya


萬 軍 之 耶 和 華 說 : 我 必 臨 近 你 們 , 施 行 審 判 。 我 必 速 速 作 見 證 , 警 戒 行 邪 術 的 、 犯 姦 淫 的 、 起 假 誓 的 、 虧 負 人 之 工 價 的 、 欺 壓 寡 婦 孤 兒 的 、 屈 枉 寄 居 的 , 和 不 敬 畏 我 的 。

Continue reading Report error