Malaakii 2:7 ~ ﻣﻼﺥ 2:7

picture

W aayo, bushimaha wadaadka waxaa waajib ku ah inay aqoonta dhawraan, oo waxaa ku habboon in sharciga afkiisa laga doono, waayo, isagu waa wargeeyihii Rabbiga ciidammada.


فَالنّاسُ يَنظُرُونَ إلَى الكاهِنِ حِينَ يُرِيدُونَ المَعرِفَةِ، وَيَذْهَبُونَ إلَيهِ لِيُعَلِّمَهُمْ شَرائِعَ اللهِ ، لِأنَّهُ رَسُولُ اللهِ القَدِيرِ.

Continue reading Report error