W axaad Rabbiga ku daaliseen erayadiinna, oo weliba waxaad tidhaahdaan, War sidee baannu isaga u daalinnay? Waad daalisaan markaad tidhaahdaan, Ku alla kii shar falaaba waa ku wanaagsan yahay Rabbiga hortiisa, oo isagu wuu ku farxaa. Amase markaad tidhaahdaan, Meeh Ilaahii caddaaladdu?
Дотегнахте Господу с думите си; Но пак казвате: С какво Му дотегнахме? С това, дето думате: Всеки, който върши зло, Добър е пред Господа, и Той благоволява в тях; Иначе, къде е Бог на правосъдието?
Continue reading Report error