W aayo, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Anigu waan necbahay furidda, oo Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu waan necbahay kii dharkiisa dulmi ku deda, haddaba sidaas daraaddeed iska jira oo khiyaano ha ku macaamiloonina. Maalinta Xukunka
For I hate divorce”, says Yahweh, the God of Israel, “and him who covers his garment with violence!” says Yahweh of Armies. “Therefore take heed to your spirit, that you don’t deal treacherously.
Continue reading Report error