Malaakii 2:15 ~ Малахії 2:15

picture

O o miyuusan mid ka dhigin in kastoo uu lahaa waxa ruuxa ka hadhay? Oo muxuu mid uga dhigay? Isagu wuxuu doonayay farcan Ilaah caabuda. Sidaas daraaddeed iska jira, oo midkiinna yuusan khiyaano kula macaamiloon naagtii uu dhallinyaraanta ku guursaday.


Хіба Бог не один нас учинив? І залишок духу Його. А що цей один? Насіння від Бога шукав. Тому свого духа пильнуйте, і дружину юнацтва свойого не зраджуйте!

Continue reading Report error