Malaakii 2:14 ~ 瑪 拉 基 書 2:14

picture

O o idinku waxaad tidhaahdaan, Waa maxay sababtu? Maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu ahaa markhaati u dhexeeya midkiin kasta iyo naagtii dhallinyaranimadiisa oo uu khiyaano kula macaamilooday in kastoo ay tahay weheshiisii iyo naagtii uu axdiga la dhigtay.


你 們 還 說 : 這 是 為 甚 麼 呢 ? 因 耶 和 華 在 你 和 你 幼 年 所 娶 的 妻 中 間 作 見 證 。 他 雖 是 你 的 配 偶 , 又 是 你 盟 約 的 妻 , 你 卻 以 詭 詐 待 他 。

Continue reading Report error