W iil wuxuu murweeyaa aabbihiis, addoonna sayidkiisa, haddaba haddii aan aabbe ahay, meeday murwaddaydii? Haddiise aan sayid ahay, meeday cabsidaydii? Wadaaddada magacayga quudhsadayow, Rabbiga ciidammadu saasuu idinku leeyahay. Idinkuna waxaad leedihiin, War sidee baannu magacaaga u quudhsannay?
A son honors his father, and a servant his master. If then I am a Father, where is My honor? And if I am a Master, where is the fear due Me? says the Lord of hosts to you, O priests, who despise My name. You say, How and in what way have we despised Your name?
Continue reading Report error