I n kastoo reer Edom yidhaahdaan, Annaga waa nala dumiyey, laakiinse waannu soo noqon doonnaa, oo meelaha cidlada ah waannu dhisi doonnaa, Rabbiga ciidammaduse wuxuu leeyahay, Way dhisi doonaan, laakiinse anigu waan dumin doonaa, oo dadku wuxuu ku magacaabi doonaa, Dalka Xumaanta, iyo dadka uu Rabbigu weligiis u cadhaysan yahay.
Edom may say, “We have been destroyed, but we will return and build our cities again.” But the Lord of All says, “They may build, but I will tear down. They will be called the sinful land, the people with whom the Lord is angry forever.”
Continue reading Report error