Malaakii 1:2 ~ Malachi 1:2

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Anigu waan idin jeclaaday, laakiinse idinku waxaad tidhaahdaan, War sidee baad noo jeclaatay? Ceesaw sow Yacquub walaalkiis ma ahayn? ayaa Rabbigu leeyahay, laakiinse Yacquub waan jeclaaday,


“I have loved you,” says the Lord. But you say, “How have You loved us?” “Was not Esau Jacob’s brother?” says the Lord. “Yet I have loved Jacob,

Continue reading Report error