R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Idinku waxaad tidhaahdaan, Bal eega, kanu daal badanaa! Oo weliba waad igu fududaysateen, oo waxaad ii keenteen wax la soo dhacay, iyo neef curyaan ah, iyo mid buka, oo saasaad qurbaan u keentaan. Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Miyaan gacantiinna ka aqbalaa wax sidaas ah?
Voi ziceţi:, Ce mai osteneală!` şi o dispreţuiţi, zice Domnul oştirilor; şi aduceţi ce este furat, şchiop sau beteag:, Iată darurile de mîncare pe cari le aduceţi! Pot Eu să le primesc din mînile voastre? zice Domnul.
Continue reading Report error