R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Markii qorraxdu soo baxdo iyo markii ay dhacdo inta ka dhexle magacaygu waa ku weyn yahay quruumaha dhexdooda, oo meel kastana waxaa magacayga aawadiis loo bixiyaa foox iyo qurbaan daahir ah, waayo, magacaygu waa ku weyn yahay quruumaha dhexdooda.
For, from the rising of the sun to its going in, Great My name among nations, And in every place perfume is brought nigh to My name, and a pure present, For great My name among nations, Said Jehovah of Hosts.
Continue reading Report error