Sekaryaah 9:7 ~ Захария 9:7

picture

W axaan afkooda ka soo bixin doonaa dhiiggooda, oo ilkahooda dhexdoodana karaahiyadoodaan ka soo bixin doonaa, oo iyaguna Ilaahayagay dad hadhay u ahaan doonaan, oo sida ugaas dalka Yahuudah dhex jooga oo kale ayay ahaan doonaan, oo Ceqroonna waxay noqon doontaa sida reer Yebuus.


Ще отнема кръвта от устата им, И гнусотиите измежду зъбите им; И който остане ще бъде и той за нашия Бог, И ще бъде като хилядник в Юда, И Акарон като невусецът.

Continue reading Report error