Sekaryaah 9:1 ~ Zacharie 9:1

picture

K anu waa warka culus ee erayga Rabbiga oo ku saabsan dalka Xadraag, oo Dimishaqna waa meeshuu joogayo, waayo, nin kasta iyo qabiilooyinkii reer binu Israa'iil oo dhammuba waxay indhaha ku taagayaan Rabbiga xaggiisa,


Oracle, parole de l'Éternel sur le pays de Hadrac. Elle s'arrête sur Damas, Car l'Éternel a l'oeil sur les hommes Comme sur toutes les tribus d'Israël;

Continue reading Report error