Sekaryaah 8:21 ~ Zacarías 8:21

picture

O o magaalo dadka deggan waxay u tegi doonaan dad magaalo kale deggan, oo waxay ku odhan doonaan, Ina keena aynu dhaqsiyo Rabbiga u barinnee, oo aynu Rabbiga ciidammada doondoonnee, oo aniguna waan tegi doonaa.


Vendrán los habitantes de una ciudad a otra y dirán: “¡Vamos a implorar el favor de Jehová y a buscar a Jehová de los ejércitos!” ¡Yo también iré!

Continue reading Report error