Sekaryaah 8:10 ~ Zechariah 8:10

picture

W aayo, wakhtigaas ka hor ninna kiro ma lahayn, neefna kiro ma lahayn innaba, oo kii baxay iyo kii galay toona nabadu uma jirin cadowga daraaddiis, waayo, dadka oo dhan nin kasta waxaan ku diray deriskiisa.


For before those days there was no wage for man or any wage for animal; and for him who went out or came in there was no peace because of his enemies, and I set all men one against another.

Continue reading Report error