G aadhifaraska saddexaadna waxaa waday fardo cadcad, gaadhifaraska afraadna waxaa waday fardo barbaro leh oo xoog badan.
And in the third chariot white horses; and in the fourth chariot grisled and bay horses.