Sekaryaah 6:15 ~ Захария 6:15

picture

O o kuwa meelaha fog jooga ayaa iman doona oo waxay ka shaqayn doonaan dhisidda macbudka Rabbiga, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan in Rabbiga ciidammadu uu ii soo kiin diray. Tanu way ahaan doontaa haddaad ku dadaashaan inaad codka Rabbiga Ilaahiinna ah addeecdaan.


И далечни народи ще дойдат и ще градят в Господния храм; и ще познаете, че Господ на Силите ме е пратил при вас. А това ще се сбъдне, ако послушате внимателно гласа на Господа, вашия Бог.

Continue reading Report error