Sekaryaah 6:12 ~ Zechariah 6:12

picture

I saga la hadal, oo waxaad ku tidhaadaa, Rabbiga ciidammadu sidanuu u hadlaa oo leeyahay, Bal eega ninka magiciisu yahay Biqilka. Wuxuu ku kori doonaa meeshiisa, oo macbudka Rabbiga ayuu dhisi doonaa.


and speak unto him, saying, Thus speaketh Jehovah of hosts, saying, Behold a man whose name is Branch; and he shall grow up from his own place, and he shall build the temple of Jehovah:

Continue reading Report error