Sekaryaah 6:10 ~ Zechariah 6:10

picture

K uwii maxaabiista loo kaxaystay waxaad ka soo waddaa Xelday iyo Toobiyaah iyo Yedacyaah, oo isla maalintaasba kaalay, oo waxaad gashaa guriga Yoosiyaah ina Sefanyaah oo ay joogaan kuwii Baabuloon ka yimid.


“Take the gifts from Heldai, Tobijah, and Jedaiah, who have returned from Babylon. And go the same day to the house of Josiah the son of Zephaniah.

Continue reading Report error