Sekaryaah 14:2 ~ Захария 14:2

picture

W aayo, quruumaha oo dhan waan u soo wada ururin doonaa inay Yeruusaalem la diriraan, oo magaalada waa la qabsan doonaa, guryahana waa la dhici doonaa, naagahana waa la kufsan doonaa, oo magaalada badhkeedna maxaabiis ahaan baa loo kaxaysan doonaa, laakiinse dadka intiisii hadhay magaalada lagama baabbi'in doono.


Защото ще събера всички народи на бой против Йерусалим; градът ще бъде превзет, къщите ще бъдат обрани, а жените - изнасилвани, и половината от града ще отиде в плен; а останалият народ няма да бъде изтребен от града.

Continue reading Report error